Diyaaradda “Qatar Airway” oo Si Rasmi Ah Duulimaadyo Uga Bilowday Muqdisho

 

Diyaarada Qatar Airways, ayaa maanta si rasmi ah u bilowday duulimaadyo joogto ah Muqdisho.

Munaasabaddii daahfurka duulimaadyada Qatar Airways ee Muqdisho iyo Doxa, waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka, qaar ka mid ah safiirrada dowladaha shisheeye ee dalka jooga, ganacsato iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.

Qatar Airways waxa ay ka mid tahay diyaaradaha rakaabka ee ugu casrisan dunida, waxey duulimaado kala duwan ku gaartaa waddamo ka badan 160 dal oo Soomaalida ku dhaqan ay fursad u heli doonaan iney si sahlan ku yimaaddaan dalka ugana dhoofaan.

Goobjoog Business

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here