Wararka Beeralleyda Shabellaha Dhexe Oo Ka Cabanaya Biyo Yari Soo Wajahday. October 22, 2018 Share on Facebook Tweet on Twitter Waxa ay tilmaameen in Wabiga oo biyo yareeyey awgeed ay awoodi waayeen Matooradii ay biyaha kaga soo saari lahaayeen Wabiga. Xukuumadda ayaa todobaadkii hore sheegtay in ay taageeri doonto Beeralleyda Shabeelaha Dhexe. Halkaan Hoose Ka Dhageyso : http://goobjoogbusiness.net/wp-content/uploads/2018/10/BEERALEYDA-JOWHAR-OO-BIYO-YARI-KA-CABANAAYO-2.mp3