Dhageyso : Baydhabo Oo Dib Loo Fasaxay Gaadiidka Bajaajta Iyo Noah Oo Markii Hore La Mamnuucay

16 Bishaan ayaa War ka soo baxay Booliiska baydhabo lagu joojiyay in magaaladaas ay ka shaqeeyaan gaadiidka Bajaajta iyo Noahada waxaana la sheegay in loo mamnuucay Amaan  darro darteed , balse shalay ayaa dib loo amaray in ay shaqeyn karaan gaadiidkaas

Aweys Axmed Yuusuf , oo kamid ah Darawaladda Baydhabo ayaa Goobjoog Business Usheegay in hadda ay aad ugu faraxsan yihiin in loo fasaxo in dib u bilaabaan shaqadoodii

Halkaan Hoose Ka Dhageys

o:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here