Dhageyso: Mala Xaliyay Dhacii Ka Jiray Suuqa Bakaaraha?

Ganacsatada ayaa horay uga cabanayay in suuqa bakaaraha aan lagu ganacsan Karin xiliya habeenkii kadib Markii ay ku bateen dhac  ay geesanayaan rag burcad ah .

Cabdullahi Cabdi Axmed oo kamid ah ganacsatada bakaaraha ayaa Goobjoog Business u sheegay in hadda ay yaraatay dhacii lagu hayay suuqa

Halkaan hoose ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here