Gaadiidka Bajaajta Iyo Noah Oo La Mamnuucay Baydhabo

waxaa muddo Labo cisho ah magaalada Baydhabo guud ahaan  laga mamnuucay gaadiidka loo yaqaan Bajaaj iyo sidoo kale NOAH.

Waxaa lagu wargeliyey dadka leh gaadiidkaasi ineysan banaanka usoo bixin, haddii kale lagala wareegi doono, ruuxa wadana xabsiga la dhigayo.

Darwaladda Baydhabo ee ka xeeya gadiidkaan  ayaa Goobjoog Business usheegay in ay ka xunyihiin go’aankaan soo baxay haddana aysan haysan wax kale oo noloshooda ay ku maareeyaan maadaama ay Markii hore ay nolosha ku dabarijireen waxa ay ka helaan Gaawarida ay ka shaqeystaan .  

Ammaanka Baydhabo ayaa aad loo adkeynayaa, waxaana magaaladaasi dhawaan ka dhici doonta doorashada madaxweynaha K/galbeed.

Goobjoog Business.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here