Dhageyso : Xildhibaan Xidig Oo Sheegay In Xafiisyada Dowladda Soomaliya Looga Baahan Yahay In Shaqa Abuur Ay Usameeyo Dadka Naafada Ah Ee Wax Bartay.

Cabdirashiid Xidig oo ka tirsan Barlamaanka Fadaraalka soomaliya Waxa uu sheegay in dhiiri galin ay unoqoneyso hadii shaqooyin loo sameeyo dadka baahiyaha gaarka qaba ,isagoo xusay in dunida marka la eego ixtiraam gaar ah ay leeyihiin dadka naafada ah balse soomaaliya aysan jirin cid isu xilqaameysa ,in ay dhiiri galiyaan.

Halkaan hoose ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here