Dhageyso: Waa Sidee Ganacsiga Suuqa Bakaaraha Kadib Cabashadii Ka Soo Yeertay Ganacstada Suuqaas

Rag hubaysan ayaa dhac weli kawada suuuqa bakaaraha, iyadoo arintaasina ay sameyn ku yeelatay Ganaciga seyladaasi

Cabdullahi Cabdi Axmed oo kamid ah Ganacsatada Bakaaraha ayaa Goobjoog Business , u sheegay in ilaa hadda aan wax laga qaban dhibaatada amni ee suuqa  kajirata isgoo sheegay shalay oo Talaado aheed in suuqa Gudihiisa lagu dhacay Ganacsato welina ay qabaan walwal ku aadan in hantidooda la dhaco

Halkaan hoose ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here