Gudoomiyaha Degaanka Gardafuu Ee Puntland Oo Sheegay In Xeebaha Degaankaasi Ay Ku Soo Kordhayaan Kallumeysiga Sharci Darrada Ah.

Guddoomiyaha degaanka  Gardafu Maxamuud  Axmed Ceynab  ayaa sheegay in ay wali xeebaha gobolka Garada Fuu ee Puntland ay ka jiraan kalluumaysiga sharci darrada ah.

Waxa uu xusay in wadada kaliya ee kalluumaysga sharci darada lagu soo afjari karo ay tahay in dhalinyarada deegaanada laga howlgaliyo xeebaha gobolka si ay u ilaaliyaan khayraadka gobolka.

Gudoomiyaha ayaa shaaciyay in kaluumaysato badan oo ka shaqeysan jirtay xeebaha Puntland intooda badan shaqadooda ay u joojiyeen dhibaatooyinka ay kala kulmaan doonyaha jariifka ah awgeed.  

Halkaan Ka Dhageyso Codka:

Goobjoog Business

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here