Dhageyso: Ganacstada Sarifka Muqdisho Oo Sheegay In Sameyn Uu Ku Yeeshay Sara Ukaca Xiligan Ka Jira Suuqyada Sarfka ee Muqdisho.

Xasan maxmed oo kamid ah ganacstada sarifaka ayaa Goobjoog u sheegay in iminka hakad uu ku yimid dhaqdhaqaayadii badnaa ee kala badlashada lacagaha.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in ay saameen ku yeelatay lacagta Dowladda federaalka ah ay sheegtay in so daabici doonto.

Xasan ayaa sheegay in lacagta shillin soomaaliga iyo dollarka u badan yahay dollar waxaan uu u sababeeyey in inta badan dadka soomaaliyeed ay isticmaalaan lacagta dollarka mareykanka, taasna ay sababtay in u dollarka bato.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso.

Goobjoog Business.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here