August 2018: Warbixinta Cuntooyinka Daruuriga Ah.

Goobjoog business waxa ay bil walba soo gudbisaa warbixin ka hadlaysa qiimaha la iibiyo cunnada daruuriga ah sida Baastada, burka, sokorta, bariiska, saliidda IWM.

Cunnooyinka aan diiradda ku saarayno warbixintaan ayaa ah cunnooyinka ay soomaalidu aad u isticmaasho taas oo lagama maarmaan u ah nolosha qoysaska soomaaliyeed.

Sidoo kale warbixintan ayaa soo gudbinaysa isbedbedelkii ku yimid qiimaha la iibiyo cunnada daruuriga iyadoo lagu soo bandhigayo shax ahaan taa oo aad si fudud loo fahmi karo dhaqdhaqaaqa ku yimid qiimaha la iibiyo cuntooyinkaas.

Si lamid ah waxaan kusoo bandhigeynaa warbixintaan qiimaha shidaalka iyo isbedelka ku yimid.

HALKAN KA AQRISO WARBIXINTA

Goobjoog Business

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here