Akhriso: Bangiga Dhexe Somaliland Oo Soo Saaray Xeer Ku Aaddan Lacagaha.

Bangiga dhexe ee Somaliland ayaa soo rogay xeer cusub oo lagu xoojinayo siyaasadda la socodka xaddiga lacagta soo galaya ama ka baxa Somaliland.

Shakhsiyaadka iyo shirkadaha waxaa la faray in haddii lacag dhan ($10,000) ama u dhiganta lala baxayo ama la dhiganayo, inay caddeeyaan laxagta ay sitaan iyaga oo buuxinaya foomka cadeynta oo diyaar ku ah madaarka iyo xuduudaha dalka.

Halkaan Hoose ka Akhri Wareegtada:

Goobjoog Busuness

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here