Dhageyso: Wasiirada Isgaarsiinta Dowlad Goboleedyada Oo Soo Dhaweeyay Dhismaha Hey’adda Isgaarsiinta Qaran.

Wasiiradda Isgaarsiinta dowlad goboleedyada dalka oo ka qeyb galay shirka Isgaarsiinta maamul goboleedyada oo ka dhacayay magaalada Garowe kaas soconayay saddex maalmood ah ayaa soo dhaweeyay in dalku yeesho hey’ad isgaarsiineed.

Wasiirada ayaa ka dalbaday DFS in laga wada shaqeeyo arimaha isgaarsiinta iyo xalinta cabashooyinka jira oo ay qabaan maamul goboleedyada.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka:

Goobjoog Business

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here