Maarso 2018: Warbixinta Sarrifka Lacagaha Qalaad.

Goobjoog Business waxa ay kugu casuumeysaa aqrinta warbixintan oo ah warbixin billa ah oo ay bishaan kugu soo gudbineyso dhaqdhaqaaqa iyo isbedelka sarifka lacagaha qalaad. Warbixintan waxaa ay diiradda saareysaa kaliya sarifka lacagaha ugu dhaqdhaqaaqa badan marka laga hadlayo sarifka lacagaha qalaad ee dalka. Waxaana lacagahaas kamid ah Doollarka Mareykanka, Lacagta Yuuraha, Pound-ka, Riyaalka Sacuudiga, Shilinka Kenya iyo Birta Itoobiya.

Gurji Linkigan si aad u aqrisato warbixinta sarrifka lacagaha qalaad ee bisha Maarso 2018.

Goobjoog Business

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here