November 2017: Warbixinta sarrifka lacagaha qalaad

Goobjoog Business waxa ay kugu casuumeysaa aqrinta warbixintan oo ah warbixin billa ah oo ay bishan kugu soo gudbineyso dhaqdhaqaaqa iyo isbadalka sarifka lacagaha qalaad. Warbixintan waxaa kaliya ay diiradda ku saareysaa sarifka lacagaha ugu dhaqdhaqaaqa badan marka laga hadlayo sarifka lacgaha qalaad ee dalka. Waxaana lacagahaas kamid ah Doollarka Mareykanka, Lacagta Yuuraha, Pound-ka, Riyaalka Sacuudiga, Shilinka Kenya iyo Birta Itoobiya.

Gurji Linkigan si aad u aqrisato warbixinta sarrifka lacagaha qalaad ee bisha November 2017.

Goobjoog Business

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here