November 2017: Warbixinta cunnooyinka daruuriga ah

Goobjoog business waxa ay bil walba soo gudbisaa warbixin ka hadlaysa qiimaha la iibiyo cunnada daruuriga ah sida Baastada, burka, sokorta, bariiska, saliidda IWM.

Cunnooyinka aan diiradda ku saarayno warbixintaan ayaa ah cunnooyinka ay soomaalidu aad u isticmaasho taas oo lahgama maarman u ah nolosha qoysaska soomaaliyeed.

Sidoo kale warbixintan ayaa soo gudbinaysa isbedbedelkii ku yimid qiimaha la iibiyo cunnada daruuriga iyadoo lagu soo bandhigayo shax ahaan taa oo aad si fufud loo fahmi karo dhaqdhaqaaqa ku yimid qiimaha la iibiyo cunnooyinkaas.

HALKAN KA AQRISO WARBIXINTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here