Liiska kala horreynta kaabayaasha dhaqaalaha Afrika 2018: Soomaaliya kaalintey ku jirtaa?

Waxaa lasoo saaray liiska kala horreynta kaabayaasha dhaqaalaha ee dalalka Afrika oo qeyb ka ah Warbixinta Muuqaalka Dhaqaalaha Afrika oo uu todobaadkii lasoo dhaafay soo saaray Bangiga Adduunka.

Dalka Seychelles ayaa noqday dalka ugu wanaagsan Afrika ee dhanka kaabayaasha dhaqaalaha, waxaana kaalinta labaad ku jirta Tunisia halka dalka Masarna uu noqday dalka sadexaad.

Dalka Soomaaliya ayaa noqday dalka ugu burbursan ama xun dhanka kaabayaasha dhaqaalaha, waxaana ku sii xiga dalalka Niger iyo Koofurta Sudan.

Hadaba waa kan liiska kala horreynta kaabayaasha dhaqaalaha Afrika ee 2018:

Credit: Africa Economic Outlook 2018, World Bank 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here